Daawo Sawirada: Qaar kamid ah Gantaaladii Iran ku weerartay Xeryaha Mareykanka ee Ciraaq

Dowlada Iran ayaa gantaalo culus xalay ku weerartay labo xero oo degan yihiin Milatariga Mareykanka oo kuyaala dalka Ciraaq, waxaana Iran sheegtay in weerarkaasi khasaaro badan uu kasoo gaaray ciidamada Mareykanka. Qaar kamid ah gantaaladii Milatariga Iran ku weerartay saldhigyada ciidamada Mareykanka ee Ciraaq ayaa qaarkood lasoo bandhigay iyaga oon qarxin, waxaa sidoo kale qarxay … Continue reading Daawo Sawirada: Qaar kamid ah Gantaaladii Iran ku weerartay Xeryaha Mareykanka ee Ciraaq